Taiwan oo soo Magacowday wakiilka cusub ee u fadhin doona Somaliland

Taiwan ayaa wakiil cusub oo lagu magacaabo Lou Chen-hwa u magacowday Somaliland sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaarada arrimaha dibeda ee Taiwan. Lou Chen-hwa ayaa horey u ahaa La-taliyihii Arrimaha Dhaqaalaha Taiwan ee dalka Saudi Arabia, waxaana isaga iyo diblomaasiyiin kale oo u dhashay Taiwan ay tan iyo bishii Febraayo ee sanadkan ku … Continue reading Taiwan oo soo Magacowday wakiilka cusub ee u fadhin doona Somaliland